4 Askari oo ka tirsaneyd Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa Xalay ku dhintay Qaraxii ka dhacay muqdisho gaar ahaan Iridka hore ee Hotelka SYL, waxaana maanta waxaa Aas Qaran loogu sameeyay Magaalada Muqdisho.
Askarta NISA ka tirsaneyd ayaa lagu Aasay Iskool Bulisaya,iyadoo Aaskooda ay ka qeyb galeen Saraakiil ka tirsan NISA iyo Booliska Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka Daawo Sawirada:











