Daawo:-Risaala oo Warbixin ka diyaarisay Beeraha Jowhar & dalagayda ka baxa

Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay warbixin la xiriirta Beeraha Mooska ama Muuska uu ka baxo ay Jowhar diyaarisay,warbixintaas oo laga eegayo dhinacyo badan.

Hoos Ka Daawo muuqaalka warbixinta iyo Wariye Fu’aad Maxamed Maxamuud.