Qaar kamid ah Waxgaradka ku nool Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta ku baxay dagaal Beeleedyo ka soo cusboonaaday degaanka mareero oo hoostago magaalada jawiil ee goblka Hiiraan.
Odayaasha oo Warbaahinta kula hadlay Baladweyne ayaa waxaa ay ku baaqeen in dagaalkaas iyo xiisadaas si deg deg ah loo joojiyo.
Hoos Ka Daawo Qaar kamid ah Odayaasha dagaalkaas ku baxay.



