DAAWO:-Maxaa hortaagan dhameystirka Dhismaha Wadada Muqdisho & Afgooye?.

Waxaa hakad galay dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye,iyada oo dhowr jeer qaraxyo lagu weeraray Injineerada iyo Shaqaalaha Turkiga ee wadadaasi dhisayay.

Hadaba Hoos Ka Daawo Warbixin uu ka diyaariyey Wariye Axmed Tifow Xasan.