DAAWO:-Madaxweyne Deni oo weerar afka ah ku qaaday RW Xamse iyo Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si kulul uga jawaaba hadallo kasoo kala yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Madaxweyne Deni oo si aad ah uga xumaaday hadalkii uu xalay sheegay Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa ku tilmaamay in uu yahay Nin xoghaye u ah Madaxweyne Xasan Sheekh balse aan aheyn Nin mas’uul ah oo Shaqadiisa gudan kara.

Halkan ka Daawada Jawaabta Madaxweyne Deni