DAAWO: Khudbadii Erdoğan ee QM oo soo jiidatay indhaha Caalamka

Khudbadii uu ka jeediyay Shirka Golaha guud ee Qaramada Midoobey Madaxweynaha Turkiga ayaa soo jiidatay indhaha Caalamka ka dib markii uu sheegay in Yahuuda aysan la aheyn wax xuduud ah , islamarkaana ay doonayaan in ay dhacaan dhulka Muslimiinta.

Hoos ka daawo Warbixin ku saabsan Khudbadda Madaxweynaha Turkiga.

https://youtu.be/qfNfZimW68A?t=17