Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Magaalada muqdisho ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4 ee Magaalada muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan.
Qaraxa oo warar kala duwan ay kasoo baxayaan ayaa wraraka qaar ay sheegayaan in uu ka dhex-dhacay mid kamid ah Kolonyo Gaadiid ah oo ay wataan Ciidamada ATMIS, xilli ay marayeen agagaarka Xarunta Hay’adda dambi barista CID-da ee Magalada Muqdisho.
Halkan ka Daawada Warkaan oo dhameystiran



