DAAWO:-Hooyo 8 Carruur ah ku weysay Colaad ka dhacday G/Galgaduud

Dagaal Beeleedaydii ka dhacay deegano ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa waxaa Hooyo dhashay 9 Carruur ah ay ku weeysay 8 kamid ah Carruurteeda taas oo uurku taalo ay ku reebtay.

Hadaba Hoos Ka Daawo Saameynta ay Hooyadaas ku reebtay geerida Carruurteeda iyo Wariye Maxamed Cabdi Cali.

Colaadda gobolka Galgaduud ayaa sababtay in hooyo da'a ah ay ku weyso siddeed kamid ah sagaal wiil oo ay dhashay, midkii u harayna iyadoo araga la' oo sariir saaran uu booqan waayo wax ku dhow saddex sanno.

Colaadda gobolka Galgaduud ayaa sababtay in hooyo da'a ah ay ku weyso siddeed kamid ah sagaal wiil oo ay dhashay, midkii u harayna iyadoo araga la' oo sariir saaran uu booqan waayo wax ku dhow saddex sanno.Wariye Mohamed Abdi ayaa soo jeedinaya.

Posted by Risaala Media Corporation on Sunday, September 8, 2019