DAAWO: Hadalheyn ka dhalatay Jawaabtii Wasiir Goodax ee Senator Faroole

Jawaabtii uu siiyay Wasiirka Waxbarashadda Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa xiisad ka abuurtay Baraha Bulshadda Saacadihii lasoo dhaafay.