Baydhabo-RisaalaFM- Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka socda Toodbaadka isla xisaabtanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo shacabkeeda.
Barnaamijkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay dadweynaha Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed wax kaga weydiinayaan mudadii Labada sano aheyd ee maamulkaasi uu dhisnaa waxyaabaha u qabsoomay Maamulka.
XIGASHO MUUQAALKA: SOMALI CABLE TV


