Caawa ayaa la filayaa inay Ciyaar kulul dhex-marto Kooxaha Liverpool & Man City oo ka wada dhisan dalka Ingiriiska Ciyaartaas oo ah mid adag,isla markaana xiiso Gooni ah u leh dadka daawada Ciyaaraha.,
Hadaba Wariyeyaal ka tirsan Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa Falanqeyn waxaa ay ka sameeyeen Ciyaartaas.
Hoos Ka Daawo Falanqeynta Ciyaarta Liverpool & Man United.



