Daawo:-Falanqeeye Dr Xasan Sheekh”Farmaajo ma fahansana xaalka Siyaasada dalka”

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Qeybta 1-aad Wareysi ku saabsan xaaladda Siyaasadeed ee dalka oo aan la yeelanay, Falanqeeye Dr Xasan Sheekh Cali.

Hoos Ka Daawo Wareysiga iyo Wariye Maxamed Abuukar Dabaashe.

RADIO RISAALA MUQDISHO SOOMAALIYA.

"Madaxweyne Farmaajo gabi ahaanba ma fahansana Siyaasadda dalka".Qeybta 1-aad: Wareysi ku saabsan xaaladda Siyaasadeed ee dalka oo aan la yeelanay, Falanqeeye Dr Xasan Sheekh Cali.Waxaa Wareysiga la yeeshay Wariyaheena Mohamed Abuukar Dabaashe.

Posted by Risaala Media Corporation on Sunday, January 5, 2020