Waxaa xilligaan burbursan wadada ka timaada Isgoyska Dabka ee hormarta Xarunta degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir taas oo dhibaatooyin kala duwan ay ku qabaan Gaadiidleyda isticmaala.
Qaar kamid ah Gaadiidleyda Muqdisho oo la hadlay Risaala ayaa waxaa ay sheegeen inay yihiin Canshuur bixiyeyaal,hayeeshee aan loogu qaban waxyaabaha ay u baahan yihin sida dhismaha wadadaan iyo kuwo kale.
RADIO RISAALA MUQDISHO SOOMAALIYA.
Mid kamida Wadooyinka ugu muhiimsan ee Muqdisho oo burbursan, iyadoo ay Canshuur laga qaado Gaadiidelyda Gobolka Banadir.Wadada ka baxda Buundada ee aada Isgoyska Debka hormartana Degmada Waaberi ayaa kamid ah.Ali Hassan Ali
Posted by Risaala Media Corporation on Saturday, January 11, 2020



