Magaalada muqdisho waxaa 24-kii Saac ee la soo dhaafay ka da’ay roob farabadan,kaas oo saameeyey cid walba oo ku nool Magaalada muqdisho iyo isku socodka Gaadiidka & Ganacsiga.
Dadka ugu badan oo uu roobka saameeyey ayaa waxaa kamid ah Barakacayaashaw,waxaana Idaacadda Risaala ay booqatay Kaam ku yaalla meel aan ka fogeyn Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyo qeybo kale oo kamid ah Muqdisho.
QAAR KAMIDA DADKA DANTA YAR EE KU NOOL MUQDISHO.
Saameyntii ka dhalatay Roobkii Saacadaha badan ka da'ay Muqdisho.https://www.youtube.com/watch?v=tpZ7QQNK6pM
Posted by Risaala Media Corporation on Tuesday, November 26, 2019



