Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirrada Weerarkii ay ku qaadeen degaanka Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose Bishii July ee Sanadkaan 2017-da halkaasi oo ay ku dileen Askar ka tirsan ciidamada AMISOM.
Askartii halkaasi lagu dilay ayaa badankood waxa ay kasoo jeedeen dalka Uganda.
Sawirradda ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa waxaa ka muuqday Gawaari ka mid ah kuwa AMISOM.



