Ciidanka Booliska oo qabtay Koox Dhac ka geysaneysay degmada Dharkenley

Howl-gal ay Sameeyeen Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Waxay Gacanta Ku soo dhiggeen Tuugo Dhac Ka wadey Degmada Dharkenlay.
Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir Gaar ahaan Saldhigga Dharkenlay ayaa
Taariikhda Markay ahyed 14-05-2024 abaaro 08:40am Saldhigga Boliiska Degmada dharkenley uu helay Xog ku saabsan in dad lagu Dhacay Degmada dharkenlay oo ay dhaceen Tuugo Wadata Toorey iyo Baangad.
Waxaana Ku baxay Ciidanka Saldhigga dharkenlay ayagoo Kaashanaaya Bulshadii Soo wargelisay waxayna Gacanta Ku soo Dhigeen Labadii Ruux ee Tuugada ahaa oo Wadatey Toorey iyo Baangada .
Hada Waxay Ku Xeran yihiin Saldhigga Fharkenlay waxana Ku Socda Baaris si loo waa fajiyo Maxkamada awooda u leh