Ciidamadda Dawlada oo la wareegay degmada Runirgood iyo degaanka Hilowle -Gaab

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa ka wareegay ku heynta degmada Ruun-nirgood iyo deegaanka Hilowle Gaab ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada  Dawlada iny aysan la wareegin Degmada  Runirgood a iyo degaankaa Hilole Gaab ay Hawlagllo kaa sameeyeen nacwaaxyiga degaanadaas  ay gudaha u galeen, iyadoo isaga bexeen Xubno k tirsan Al-Shabaab oo Halkaas ku sugnaa. .

Sidoo kale  Wararka ayaa sheegaya  Ciidamada Dawlada ay haataan Halwgallo ka wadaan degmada Ruun-nirgood iyo degaanka Hilowle Gaab ee gobolka shabeelada Dhexe , kaas oo amniga lagu sugayo.

Dawlada Federaalka ayaa wada Guluf dagaal oo ka dhan ah Alshabaab ‘ waxaana la qorsheeynayaa   sidii ciidamada dawladaa Federaalka ay ula wareegi  lahaayeen Dhammaan degaanada Alshabaab ay joogaan  gobolada dalka.