Chelsea oo N’Golo Kante ka iibin doonta Real Madrid si ay ula soo saxiixato xiddigan

Saxaafadda dalka Spain kasoo baxda ayaa sheegaysa Blues in ay sheegtay Kante in kooxda ay ka fasixi doonto si xiddigan reer spain ay ula soo saxiixato.

Chelsea ayaa ka niyad jabtay horyaalka Premier League in ay daafacato goor hore sidoo kale waxaa ay ku fashilmeen kulanka ugu dambeeyay ee ay ku daafac kartay loolanka booska afaraad ee horyaalka EPL.

Wararka waxaa ay intaasi kusii darayaan xiddigan in ay iska iibin doonto, Roman uuna hseegay in uu laoso saxiixan doono Asensio.

Sidoo kale malkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa sheegay in uu diyaar ka yahay Kante uuna ka ibin doono kooxda Real Madrid, si Asensio u ula soo saxiixdo ayuuna u sameynayaa arinkaani.