Baro 11-ka xiddig ee ugu dhaqanka xun kubadda cagta

Majalada Sokka ayaa Shaacisay Ciyaartooyda ugu Dhaqanka Xun Kubadda Cagta , inkastoo Xogtan laga fiiriyay sida Ciyaartooyda ay ugu Dhaqmaan Garoonka gudihiisa Marka ay u Ciyaarayaan Kooxahooda.

Xiddigo Badan ayaa kasoo muuqday shaxdan waxaana kamid ah difaaca naadiga Real Madrid Sergio Ramos Sidoo kake waxaa weerarka Hogaaminaya Ciyaaryahanka Carada Badan ee Kooxda Atletico Madrid Diego Costa.

Hadabba waxaan aqristayaasheena usoo gudbineeynaa shaxda Dhameeystiran ee lasoo saaray kuwaasi oo la arko inay yihiin kuwa ugu Dhaqanka Xun Ciyaarta Kubadda Cagta.

Goolhaye: Anthony Lopez

Difaacyada: Sergio Ramos, Pepe , giorgio Chellini iyo Evra

Khadka Dhexe: Felipe melo , gary medal , Nigel Dejong iyo Aurtro Vidal

Weeraryahanada: Diego Costa iyo Luis Suarez