Aubameyang oo ka tilmaamay kooxda uu u jecelyahay dunida

Weeraryahanka Borussia Dortmund Aubameyang ayaa ayaa United iyo Arsenal bartilmaameed u ah, xiddigan ayaaa lagu qiimeeyaa ku dhawaad £ 70m.

War soo baxay ayaa lagu sheegay in midkood uu ku biirayo Arsenal & Manchester United.

Laakiin Aubameyang ayaa dib isaga weeraray hadalka uu ugu wareegayo kooxahan  isagoo yiri: “Waa danbi, laakiin waraaqaha mustaqbalkyga waa sida tan.

“Waxaan diirada saarayaa kaliya kooxdeyda. Waxaan ahay Borussia Dortmund. Xilligan la joogo, waxaan ahay halkan meelna uma socdo.”

Real Madrid ayaa sidookale kamid aheyd kooxaha lala xiriirinayo weeraryahanka Aubameyang.