Arteta oo runta u sheegay kooxda Arsenal

Mikel Arteta ayaa qiray inuu waqti wanagsan oo ku filan uusan ku qaadan Arsenal xilli ciyaareedkan, inkastoo ay ubadann tahay inuu ka dhaqaaqo kooxda.

Dhaawacyada ayaa xadiday 34-sano jirka ah in kaliyaka dhigay in kaliya 13 kulan uu u safto xilli ciyaareedkan kooxdiisa, halka ciyaaryahanka khadka dhexe heshiiskiisa uu dhacayo xagaagan.

Arteta ayaa kaalin tababar ay usoo bandhigeen Arsenal, Manchester City iyo Tottenham, iyadoo ninka reer Spain uu qiray in hadda macquul ay tahay inuu ka fariisto kubadda cagta.

“Waa arrin aad u adag in la joojiyo kubadda cagta, laakiin waxaan doonayaa inaan ka tago,Wwaa in aan gaaro go’aanka kadib fikir dhowr bilood eah ayuu yiri Arteta.

“Waa inaad tan aqbashaan,Waxa uu ahaa wakhti dheer oo aan ciyaarayay kubada in uu soo ganaganoobayo ayuu hadalkiisa ku daray.

Lakiin waxaan idiin sheegayaa waqti igu filan oo wanaagsan in aan xili ciyaareedkaan ku qaadan kooxda Arsenal ayuu yiri kabtan Arteta.