kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa diyaar garoow adag u gali doonta suuqa kala iibsiga bisha janaayo iyagoo doonaayo in xaliyaan bosaaska kooxda ay dhiibatada ka heesato, imaashiyaha macalin Emry Arsenal waxa uu ka dhigay koox ku bilaawata qaab ciyaareed wanaagsan isagoo guulo xiriir ah ku hogaamiye kooxda.
Gunners ayaa haatan dalab qaali ah ka gudbin doonta wiilka reer Colombia ee amaahda ugu maqan kooxda Real Madrid ee James Rodriguez kaas oo aan ku faraxsaneen kooxda uu haatan amaahda ugu ciyaaraayo ee Bayar Munich Oo qaab aan wanaagsaneen ku bilaawatay horyaalka Bundusliga.
kooxo badan oo Qaaradda Yurub ka Dhisan Ayaa ku Raad jooga helista james waxaana qeeb ka ah juventus oo dagaal adag u gali doonta helisata wiilka reer colombia, james ayaa kala dooran doona kooxda uu ku biiro doono marka uu Real Madrid Dib Ugu soo laabto.



