AKHRISO: Waxgaradka Puntland oo digniin soo saaray

Qaar ka mid ah Waxgaradka maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray doorashadda maamulka Puntland ee lagu waddo in ay ka dhacdo Magaalada Garowe 8 Bishaan.

Waxgaradka ayaa ka digay in doorashadda ay ka dhalato Khalalaase iyo in lacago laaluush ah ay dhiibaaan Musharaxiinta, waxaana xildhibaanada ay ugu baaqeen in ay doortaan qof ugu haboon.