War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka ayaa waxaa looga hadlay shaqaadii ka dhacday Magaalada Jowhar.
Guddiga Doorashooyinka ayaa waxa ay Tartankii Doorashada Aqalka Hoose ka reebeen Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Maxamed C/laahi Xasan Nuux.



