Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka ayaa sheegaya in maanta uu iscasilay wasiirka wasaarada maaliyada maamulka Galmudug.
Mudane Cali Saciid Cumar ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu uhayay maamulka Galmudug.
Mudane Cali Saciid Cumar ayaa ka mid ah ahaa wasiiirada ugu firfircoon maamulka Galmudug.



