AKHRISO: War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka

Muqdisho-RisaalaFM- Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka ayaa waxa uu ka hadlay qaabka ay u dhacday Munaasabadii 27-kii Bishan lagu dhaariyay xildhibaanada cusub ee Labada Aqal ee Soomaaliya.

Guddiga Doorashooyinka ayaa waxa ay sheegeen in si wanaagsan ay ku soo dhamaatay dhaarinta xildhibaanada, sidoo kalena ay ku dadaalayaan sidii ay u soo dhameystiri lahaayeen xubnaha xildhibaanada ee weli ay harsan tahay Doorashadooda.

gudiga