AKHRISO: Qodobada laga soo saaray Shirka shirka Maalgashiga Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo xiray shirka Maalgashiga Puntland ayaa ka jeediyey khudbad muhiim ah oo uu kaga hadlay gunaanadka shirka iyo maxsuulka kasoo baxay.

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in la dardargaliyo howlaha maalgashiga maamulka Puntland.