AKHRISO: Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Taliye ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta

Madaxweynaha Puntland ayaa Taliye kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland u magacaabay Sareeye Guuto Saciid Axmed Maxamed (Shoodhe) ka dib markii uu dhawaan iscasilay General Deyr Xaaji Cabdi oo muddo dheer soo hayay shaqadaas.