AKHRISO: Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday Wasiir

Cadaado-RisaalaFM- Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Galmudug Jaamac Xasan Salaad.

C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xilkan u magacaabay Maxamed Xayir Nuur.

Warqadan waxaa ku saxiixan Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Warqada Digreetada ah ee ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa nuqul ka mid ah waxaa la soo gaarsiiyay warqabadka Radio Risaala.

 

mmm