Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta Wareegto ku hakiyay Shaqada Hay’addaha Kala duwan ee Maamulka Galmudug inta ay dhacayaan doorashooyinka Baarlamaanka.
Ammaanka magaalada Cadaado ayaa si weyn loo adkeeyay.
Halkaan Hoose Akhriso Wareegtada Madaxweynaha



