AKHRISO: Kalsantv oo laga mamnuucay degaanada Somaliland

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dhammaan degaanada Somaliland laga mamnuucay Telefishinka Kalsan oo ka mid ah Telefishinada ku hadla Afsoomaaliga.