Isku aadka wareega Groupyada ee Tartanka Champions League ayaa la sameeyey waxaana kooxaha isku aadaya ama Groupka ugu xiisaha badan uu yahay Group-ka ay ku jiraan kooxaha Manchester City iyo Barcelona.
Waana Group C ,waxaana la daawandoonaan Guardiola oo wajahaya kooxdiisa hore ee Barcelona maadaama uu isaga hogaaminayo kooxda Manchester City.
Dadka qaar ayaa waxaa ay qabaan in sanadkaan la heeyn qaab xiiso badan oo loo daawado Champions League heerkiisa guruubyada.
Sidoo kale Arsenal iyo Paris Saint Germany ayaa waxaa ay noqdeen isku Group.
Hoos Kala Soco Isku Aadka Oo Dhameeystiran.
GROUP A
ParisParis(FRA)
ArsenalArsenal(ENG)
BaselBasel(SUI)
LudogoretsLudogorets(BUL)
GROUP B
BenficaBenfica(POR)
NapoliNapoli(ITA)
Dynamo KyivDynamo Kyiv(UKR)
BeşiktaşBeşiktaş(TUR)
GROUP C
BarcelonaBarcelona(ESP)
Man. CityMan. City(ENG)
MönchengladbachMönchengladbach(GER)
CelticCeltic(SCO)
GROUP D
BayernBayern(GER)
AtléticoAtlético(ESP)
PSVPSV(NED)
RostovRostov(RUS)
GROUP E
CSKA MoskvaCSKA Moskva(RUS)
LeverkusenLeverkusen(GER)
TottenhamTottenham(ENG)
MonacoMonaco(FRA)
GROUP F
Real MadridReal Madrid(ESP)
DortmundDortmund(GER)
Sporting CPSporting CP(POR)
LegiaLegia(POL)
GROUP G
LeicesterLeicester(ENG)
PortoPorto(POR)
Club BruggeClub Brugge(BEL)
KøbenhavnKøbenhavn(DEN)
GROUP H
JuventusJuventus(ITA)
SevillaSevilla(ESP)
LyonLyon(FRA)
Dinamo ZagrebDinamo Zagreb(CRO)