AKHRISO : Heshiiska ay Wada gaareen Madaxda Puntland iyo Galmudug

Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis horudhac ka gaaray colaada ka taagan Magaalada Gaalkacyo , waxaana heshiiskaasi goobjoog ka ahaa hogaamiyeyaasha Maamulada Koonfur Galbeed, Jubbaland, Hirshabeelle iyo sidoo kale dowladda imaaraadka Carabta.

 

v