Akhriso: Galmudug oo war kasoo saartay xildhibaanada maamulka Hirshabeelle

Maamulka Galmudug oo ka mid ah maamulada ka jira dalka ayaa si weyn u soo dhaweeyay dhismaha baarlamaanka cusub ee maamulka Hirshabeelle oo shalay lagu dhaariyay magaalada jowhar.

001