AKHRISO: Galmudug oo War kasoo saartay weerarkii lagu qaaday hoyga C/qaybdiid

Golaha wasiirada maamul goboleedka Galmudug ayaa cambaareeyay falkii shalay lagu weeraray guriga Gudoomiyaha Guddiga Dastuurka Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).