Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle ay soo dhaweeyey xil ka qaadistii ay sheegeen xildhibaanada Galmudug in ay ku sameeyeen gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal iyo Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi Cabdi.
Waxaa xusid mudan xildhibaanada Mas’uuliyiintaasi xilka ka qaaday in ay taageersan yihiin Madaxweyne Xaaf.



