AKHRISO: 72 Xildhibaan oo saxiixay mooshin ka dhan ah Madaxweyne Cosoble

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Marwo Canab Axmed Ciise ayaa ka guddoontay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka mooshin xil ka qaadis ah oo ay ka keeneen Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.