War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah loogu sheegay inuu bur buray heshiskii ay wada galeen galmudug-A,S,W,J iyo DFS sababna ay utahay dowlada Federaalka Soomaaliya
Ciidamada Ahlusunna iyo shacabka ku nool deegaannada Galmudug ayaa loogu baaqay inay u diyaar garoobaan difaaca naftooda,degaankooda iyo diintooda,sida lagu sheegay War-Saxaafadeedka.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxay Ahlusunna Wal-Jamaaca.




