AKHRISO: Afhayeenka Madaxtooyada Galmudug oo la magacaabay

Cadaado-RisaalaFM- Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Galmudug.

Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa loo magacaabay C/laahi Xaashi Faarax.

Halkaan Hoose ka Akhriso 

roba