Afar Ruux oo lagu dilay duleedka Magaalada Baledweyne

Kooxo hubeysan ayaa degaanka Baar oo 30-km u jira Baledweyne ku dilay labo haween ah  iyo sidoo kale labo caruur ah sida ay Risaala u sheegeen dadka degaanka.

Dadkaan shacabka ah ee la dilay ayaa loo dilay aanooyin qabiil sida ay noo sheegeen dadka degaanka.

Dhawaan ayey aheyd markii degaankaasi ay ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyo maleeshiyaad halkaasi wada  daga.

Waxii kusoo kordha kala soco Risaala.net