Afhayeenka Ciidanka xoogga dalka oo la magacaabay

Muqdisho-RisaalaFM- Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa lagu magaacabay Afhyeenka Ciidamada Xoogga Dalka, waxaana loo magacaabay Dhamme C/laahi Iimaan Ceynte oo sidoo kale ah Agaasimaha Guud ee Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida

Halkaan Hoose ka Akhriso magacaabista Afhyeenka Ciidamada Xoogga Dalka Somaaliya:-