DHAGEYSO: Biyo La’aanta Shabeelaha Dhexe ka jirta oo saameysay dad badan

Qeylo dhaan baahsan ayaa kasoo yeereysa dadka ku dhaqan hareeraha wabiga Shabeele gaar ahaan tuulooyin badan oo hoostaga magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Ku dhawaad shan tuulo oo hoostagta magaalada jOwhar ayaa laga soo sheegayaa iney ka jirto biyo la’aan tii ugu darneyd oo sameysay dadka ku dhaqan hareeraha wariga Shabeele.

Hoos ka dhageyso warbixinta wariyaha Idaacadda Risaala ee Jowhar.