Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kalfadhigooda koowaad kulankiisii Saddexaad.
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa lagu wadaa in ay ka doodaan talooyina ay ku darsadaan dhisida Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ka dooday qodobo ay ka mid yihiin Miinsaaniyadda Saddexda bilood ee soo socota.


