Daawo Sawirada Diyaarad kusoo dhacday Shabeelaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad nooca wax basaasa ah ay kusoo dhacday gobolka Shabeelaha hoose.

Diyaarada ayaa la sheegaya in ay ku soo dhacday duleedka degaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirro muujinayaan diyaarada ku soo dhacday Shabeelaha Hoose.

dsc05778 dsc05772 dsc05771 dsc05767 dsc05763 dsc05762