DAAWO:- Ciidamada Dowladda oo howlgallo horleh bilaabay

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya dadka degaanka ayaa howlgallo horleh iyo dhaq dhaqaaqyo waxaa ay ka bilaabeen degaano iiyo degmooyin ka kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Howlgallada ayaa ujeedkooda waxaa uu yahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa degaannada ay kaga harsan yihiin labadaasi gobolka, waxana horboodaya taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle.

Halkan ka Daawada Warkaan oo faah faahsan.