Puntland oo kasoo horjeesatay tilaabo ay qaaday dowladda dhexe

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland  ayaa looga soo horjeestay dhammaan tallaabooyinka la xariira iib geynta iyo soo saarida Shidaalka Soomaaliya oo ay Dowladda Federaalka qaaday.