Guddiga doorashada gobolada Waqooyi oo shaaciyay kuraasi berri la dooran doono

Liiska musharaxiinta Aqalka Sare ee Doorashada bari oo khamiis ah galayaa tartanka 30/09/2021.

Maanta ayaa la doortay lix ka mid ah kuraasta gobolada Waqooyi.