Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 266 ruux oo ku sugan , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,807
o Laga Helay: 266
o Banadir: 141
o Puntland: 88 (Natiijada Baaritaanada Hal usbuuc)
o Somaliland: 25
o Koonfurgalbeed: 4
o Hirshabelle: 3
o Jubaland: 3
o Galmudug: 2
o Lab: 163
o Dhedig: 103
o Dhimasho: 8 (6 xaalad dhimasho Banadir, 2 xaalad dhimasho Hirshabelle-Beledweyne)
o Bogsashada: 21
Tirada Guud ee Laga Helay: 7,257
Bogsashada Guud: 3,808
Dhimashada Guud: 239



