Daawo:- Saameyn ka dhalatay Shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho

Isku-dhacyadii ka dhacay meelo kamid ah magaalada muqdisho ee dhex-maray Ciidamada dowladda iyo kuwa ilaalada xubno kamid ah Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ka dhashay saameyn kala duwan.

Goobaha ay saameeyeen ayaa waxaa kamid ah Xarumaha Gancsiga ee ku yaal muqdisho, sigaar ah degmada Xamarweyne iyo Goobo kale oo la xiray markii ay rabshadaha bilaawdeen.

Halka Ka Daawo Warbixin ay ka diyaarisay Wariye Xamdi Baraale.