Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay

Waxaa goor dhow furmay kulanka 25-aad kalfadhiga 7-aad ee golaha shacabka  uu shir guddominayo guddomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxman.

Waxaa sidoo kale kulanka ku sugan gudoomiye ku xigeenka 1aad iyo 2aad mudane cabdiwali ibraahim sheekh muudey mudane mahad cabdalle cawad

ajendaha kulanka maanta ayaa ah.

  1. akh 2aad ee sharciga hay’ada socdaalka iyo jinsiyadaha

Kulanka ayaa waxaa soo xaadiray xildhibaano dhan 147 mudune.